Wednesday, August 17, 2016

Wareysi ku Saabsan Siyaasadda Dhaqaale ee Clinton

Musharaxa Madaxtinnimo ee xisbiga Dimuqraaddiga Hillary Clinton, ayaa magaalada Cleveland ee gobolka Ohio Arbacadii shalay ka jeedisay qudbad ay kaga hadleysay siyaasaddeeda dhaqalaha ee ay dooneyso inay ku dhaqanto haddii loo doorto xilka madaxtinnimada.

from VOA http://ift.tt/2aXdJWT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment