Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Kumandosta ee dowladda Somalia ay soo qabteen shan ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabab oo uu ku jiro nin ajnabi ah. from VOA http://ift.tt/2aRZfWJ via IFTTT
No comments:
Post a Comment