Saturday, August 20, 2016

USA: Haweeney 50 Bilood Xabsi ah Lagu Xakumay

Haweeney deggan gobolka galbeedka Mareykanka ku yaalla ee Kalaforniya, ayaa lagu xakumay 50  bilood oo xabsi ah, kadib markii lagu heley dambi ah inay isku deyday inay Shiinaha u dhoofiso agabyo dayuurado dagaal, Drone iyo xogahooda ku saabsanaa farsamada.

from VOA http://ift.tt/2b6gfK8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment