Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka John Kerry ayaa shalay magaalada Nairobi kaga dhowaaqay in Mareykanka uu 146 milyan oo dollar oo dheeraad ah siinayo dalalka Soomaaliya iyo Kenya. from VOA http://ift.tt/2bi3edW via IFTTT
No comments:
Post a Comment