Iyadoo dhalinyarada Afrika ay badaha ugu dhamaanayaan tahriibka shaqa la'aanta iyo fursadaha wadamada ku yar ayaa dalka Rwanda waxaa dhowaantan uu ugu soo gabagaboobay shir dhalinyarada qaar kamid ah dalalka Afrika ay halkaasi ku lahaayeen oo looga hadlay mushkiladaha haysta dhalinyarada
from VOA http://ift.tt/2bagAtE
via IFTTT
No comments:
Post a Comment