Saturday, August 20, 2016

Gen Samatar oo Mareykanka ku Geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa xalay dalka Mareykanka ku geeriyooday Jeneraal Maxamed Cali Samantar, madaxweyne ku xigeenkii hore iyo wasiirkii gaashaandhigga ee xukumaddii dhexe ee burburtay ee Soomaaliya.

from VOA http://ift.tt/2b67qjM
via IFTTT

No comments:

Post a Comment