23ka Bishan waxaa Somaliland ka bilaabmaya diiwaan gelinta cod bixiyeyaasha doorashooyinka lagu wado in la qabto 17ka bisha April ee sanadka 2017ka. from VOA http://ift.tt/2bnN5p2 via IFTTT
No comments:
Post a Comment