Iyadoo dhawaan la filayo in uu dib u furmo wada xaajoodyo la doonaayo in maamul wada jir ah loogu sameeyo gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe, ayaa wali waxa dhanka kale jira kala fikir duwanaashiyo u dhaxeeya qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo odayasha gobolka Hiiraan.
from VOA http://ift.tt/2buucyi
via IFTTT
No comments:
Post a Comment