Xisbiga haya talada dalka Ethiopia ee EPRDF ayaa gudoomiye u doortay Abiy Ahmed, oo ah siyaasi Muslim ah oo kasoo jeeda qowmiyada Oromada ee Itoobiya, tallaabadan oo waddada u xaari karta in isagu uu noqdo Ra'isulwasaarihii saddexaad ee ay Itoobiya yeelato muddo 23 sano ah.
from VOA https://ift.tt/2E0BWFg
via IFTTT
No comments:
Post a Comment