Friday, March 23, 2018

Q.M. oo Eedeysay Isbaheysiga Sacuudiga

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in duqeynta isbaheysiga uu Sacuudigu hormuudka ka yahay ay ka wadaan Yemen ay leedahay sababta ugu badan ee dhimashada iyo dhaawaca dadka rayidka ah ka soo gaaraya colaadda Yemen

from VOA http://ift.tt/2G7R0D2
via IFTTT

No comments:

Post a Comment