Madaxweynihii hore ee dalka South African Jacob Zuma ayaa looga yeeray maxkamad si uu u wajaho 6-da bisha April dacwad isaga ka dhan ah oo la xiriirta musuqmaasuq. from VOA https://ift.tt/2uo6LnK via IFTTT
No comments:
Post a Comment