Tuesday, March 27, 2018

Galka Baarista: Sida Dharka Ciidamada uu ku Gaaro Shabaab

Ku soo dhawaada Galka Baarista oo ah Barnaamij dabaggal ku saabsan oo ku aaddan dhacdooyinka dhaca ee u baahan in si qoto dheer looga hadlo. Barnaamijkan oo aad VOA ka dhageysan doontaan, ayaa toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sidey kooxda Shabaab ku hesho  dharka ciidamada dowladda oo ay weerarada u adeegsato.

from VOA https://ift.tt/2pJXgd6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment