Friday, March 16, 2018

Trump oo Doonaya in uu Baddalo McMaster

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa go'aansaday in uu lataliyihiisa dhanka amniga qaranka, Herbert Raymond McMaster uu ka baddalo xilkaasi, sida uu baahiyey Wargeyska Washington Post, Khamiisti.

from VOA http://ift.tt/2GxpcJ7
via IFTTT

No comments:

Post a Comment