Saturday, March 17, 2018

Xubno Baarlamaan oo ku Baaqay in Jawaari is Casilo

Arintan ayaa imaaneysa iyadoo qaar ka mid ah xildhibaanada iyo Gudoomiye Jawaari ay ku eedeeyeen xukumadda inay iyada ka dambeyso moshinkan Muranka siyaasadeed dhaliyay.

from VOA http://ift.tt/2FGYgJI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment