Friday, March 16, 2018

Ciidamo La Wareegay Dhismaha Baarlamaanka Soomaaliya

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Hey'adda Nabad Sugidda dowladda Federalka Somaliya ay la wareegeen amaanka Dhismaha Baarlamanka.

from VOA http://ift.tt/2pjarBw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment