Friday, March 23, 2018

Wareysi: Xaaladda Biyo Yarida Soomaaliya

Khamiistii (March, 22) dunidu waxey xustay maalinta biyaha aduunka oo ah maalin loo asteeyay wacyi galinta, ahmiyadda biyaha ee nolosha. Waxay sidoo kale sheegtay in helista biyo nadiif ah oo la cabo aysan aheyn wax qof walba uu heli karo.

from VOA http://ift.tt/2GiTBNC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment