Saraakiil Kenyan iyo Soomaali ah, ayaa sheegay inay ka shaqaynayaan dejinta xiisadda ka taagan xuduudda magaalada Beled-xaawo kadib markii dadka ku dhaqan Balad-xaawo ay sheegeen in derbiga ay Kenya ka dhiseyso xadka ay ku soo durjisey dhinaca Soomaaliya.
from VOA https://ift.tt/2GDwayU
via IFTTT
No comments:
Post a Comment