Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa mar kale ku celiyey inuu oggol yahay in la dhagaysto codna loo qaado mooshinka isaga ka dhanka ah ee ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah xildhibananada Baarlamaanku.
from VOA http://ift.tt/2HHEo5I
via IFTTT
No comments:
Post a Comment