Wararka ay VOA ka helayso magaalada Muqdiso ayaa sheegaya in aan la qaban doonin kulankii baarlamaanka ee lagu dhageysan lahaa mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ka dib codsi ka yimid Madaxweyne Farmaajo
from VOA https://ift.tt/2E8hm5R
via IFTTT
No comments:
Post a Comment