Waxaa caawa ka dhici doona dalal badan oo dunida ah kulamo cayaareed oo saaxiibtiimo, oo ay cayaari doonaan qaar ka mid ah xulalka dunida. Kulamadan ayaa waxaa badankood la isugu diyaarinayaa koobka kubadda cagta adduunka ee bisha June ee sanadka lagu qabanayo dalka Ruushka. Cayaaraha dhacaya ayaa ah kuwan Japan vs Mali Azerbaijan vs Belarus Cyprus vs Montenegro Finland vs FYR Macedonia Russia vs Brazil Bulgaria vs Bosnia-Herzegovina Norway vs Australia Turkey vs Republic of Ireland Greece vs Switzerland Hungary vs Kazakhstan Senegal vs Uzbekistan Tunisia vs Iran Saudi Arabia vs Ukraine Serbia vs Morocco Argentina vs Italy Austria vs Slovenia Germany vs Spain Netherlands vs England Poland vs Nigeria Portugal vs Egypt Scotland vs Costa Rica France vs Colombia Curaçao vs Bolivia Peru vs Croatia Mexico vs Iceland
from VOA http://ift.tt/2pAPUIz
via IFTTT
Friday, March 23, 2018
Cayaaro saaxiibtinimo oo caawa dhacaya
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment