Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobadka. Barnaamijka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay jahwareerka siyaasadeed ay dowladda Soomaaliya gashay iyo mowshinkii dhawaantan la sheegey in laga gudbiyay guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).
from VOA http://ift.tt/2FHgI56
via IFTTT
No comments:
Post a Comment