Saturday, March 31, 2018

QM oo Ku Baaqday in Baaritaan Lagu Sameeyo Dadki Lagu Dilay Gaza

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku baaqay in baaritaan madaxbannaan oo hufan lagu sameeyo iskudhacii uu dhiiga badani ku daatay ee Jimcihi shalay ka dhacay xadka Israel iyo Gaza.

from VOA https://ift.tt/2Gma8Be
via IFTTT

No comments:

Post a Comment