Tuesday, March 27, 2018

Somaliland: Wasiirada oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2018

Golaha wasiirada Somaliland ayaan maanta ansixiyay miisaniyadda sannadka 2018 ee xukuumada cusub ay ku howl gali doonto, taas oo dhan in ku dhow laba tiriliyan oo lacagta Somaliland ah.

from VOA https://ift.tt/2J0Erv4
via IFTTT

No comments:

Post a Comment