Thursday, March 29, 2018

Hub iyo Maandooriyaal Lagu Qabtay Wadajir

Ciidamada amniga ee gobolka Banaadir ayaa hawlgal ay xalay ka sameeyeen degmada Wadajir ku soo qabtay hub iyo maandooriyayaal iskugu jira xashiish iyo khamri.

from VOA https://ift.tt/2GmLtsc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment