Sunday, March 18, 2018

ONLF: Qalbi-dhagax ha la sii Daayo

ONLF ayaa mar kale ku baaqay in si nabad ah lagu sii daayo Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax oo horey dawladda Soomaaliya ugu gacangelisay Itoobiya, iyada oo ururku sheegay in sii dayntiisa lagu xiray shuruudo ay ka mid tahay inuu ka laabto mowqifkiisa siyaasadeed.

from VOA http://ift.tt/2pl4lRd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment