Saturday, March 17, 2018

Golaha Guurtida S/Land oo 7 Qodob soo Saaray

Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta kaga hadlay arrimo la xidhiidha heshiiska dekedda Berbera, waxaanay ka soo saareen go'aan ka kooban toddoba qodob.

from VOA http://ift.tt/2HHewHi
via IFTTT

No comments:

Post a Comment