Codadkii la dhiibtay doorashada ee dalka Ruushka, ayaa u muuqata in mar kale uu ku guuleystay madaxweynaha dalkaasi Vladamir Putin, kaas oo illa iyo hadda heley 76 boqolkiiba codadkii la dhiibtay. from VOA http://ift.tt/2pk3ykk via IFTTT
No comments:
Post a Comment