Tuesday, March 20, 2018

Shir Looga Hadlayay Deeqaha oo Jabuuti Ka Dhacay

Magaalada Jabuuti waxa maanta la so gaba gabeeyey qeybti hore ee shir dhinaca deeqaha ah oo ay halkaasi ku lahaayeen dalalka Afrikaanka ah, kuwa kulaala xeebbaha Karibiyaanka, Baasifigga iyo Midowga Yurub.

from VOA http://ift.tt/2ps53Nr
via IFTTT

No comments:

Post a Comment