Thursday, March 22, 2018

Dhimashada Qaraxa Muqdishu oo Korodhay

17 qof ayey maraysaa tirada dhimashada ka dhalatay weerarkii shalay ka dhacay Muqdishu. Ururka Al-Shabab ayaa sheegtay mas'uuliyadda weerarka.

from VOA http://ift.tt/2FVSDY8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment