Monday, March 26, 2018

IGAD oo War ka Soo Saartay Xaaladda Soomaaliya

Urur goboleedka IGAD ayaa Isniintan maanta ah sheegay inuu mar kale ku celinayo qaddarinta uu u hayo madaxbannaanida, xudduudaha dhulka, madax-bannaanida siyaasadeed iyo midnimada Soomaaliya, sidaasina waxaa lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay ururka IGAD.

from VOA https://ift.tt/2Gry6tX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment