Dowladaha Suuriya iyo Ruushka ayaa sheegay in dad ka badan 105,000 oo ruux oo ay ku jiraan 7,000 oo dagaalyahanno ah ay ka baxeen bariga Ghouta iyo deegaanada ku hareereysan. from VOA https://ift.tt/2uhAO0l via IFTTT
No comments:
Post a Comment