Friday, March 16, 2018

Hiiraan: Shabaab iyo Xoola Dhaqato oo Dagaallamay

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii uu dagaal ku dhex maray qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan maleeshiyaadka al-Shabaab iyo kuwa deegaanka .

from VOA http://ift.tt/2HGx9uZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment