Friday, March 16, 2018

Cabdiraxman Xoosh: ''Waxaan Ku Kalsoonnahay Inaan Gobollada Dhan Gaadhsiino Dastuurk''

Wasiirka dastuurka Soomaaliya ayaa sheegay in dawladdu ku kalsoon tahay in dasturuka la gaadhsiiyo dhammaan gobollada dalka si loo helo aragtiyaha kala duwan ka hor inta aan la dhammaystirin dib u eegistiisa dhammaadka sannadkan.

from VOA http://ift.tt/2piSVgM
via IFTTT

No comments:

Post a Comment