Dowladda Soomaaliya, ayaa golaha ammaanka ee Q.M. u gudbiyay ashtako ka dhan ah Imaaraadka Carabta. Waxay dowladda ku eedeysay dowladda Imaaraadka oo saldhig ciidan ka sameyneysa magaalada Berbera mid xadgudub ku ah madax-bannaanida iyo shuruucda caalamiga ah.
from VOA https://ift.tt/2pJ1JgN
via IFTTT
No comments:
Post a Comment