Monday, March 19, 2018

Reysal Wasaarihii Jabuuti ugu Muddada Dheeraa oo Geeriyoodey

Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Jabuuti Barkhad Guurad Xamaduu ayaa shalay ku geeriyooday dalka Faransiiska. Barkhad Guurad Xamaduu, waxa uu ahaa Ra'iisul Wasaarihii ugu muddada dheeraa dalka Jabuuti isagoo xilka hayey in ka adan 30 sannadood.

from VOA http://ift.tt/2pqmFs7
via IFTTT

No comments:

Post a Comment