Afrika oo ku Heshiiyay Her-gelinta Ganacsiga Xorta ah
Madaxweynayaasha wadama Midowga Afrika ayaa Arbacadii shalay kaga dhawaaqay shir uga furmay magaalada Kigali ee xarunta dalka Rwanda, wax noqon kara xarunta ganacsiga xorta ah ee ugu ballaaran dunida.
No comments:
Post a Comment