Danjiraha Soomaaliya u jooga dalka Libiya Muxiyidiin Maxamed Kaalmooy ayaa sheegay in ay sii kordhayso tirada dhalinyarada u tahriibay Libiya ee raba inay Soomaaliya ku noqdaan. from VOA https://ift.tt/2J1lyZ0 via IFTTT
No comments:
Post a Comment