Sunday, July 7, 2019

Mareykanka oo ku guuleystay Koobka Aduunka ee Dumarka

Xulka kubadda cagta gabdhaha Mareykanka ayaa maanta oo Axad ah ku guuleystay Koobka Aduunka ee Dumarka, kaddib marki ay 2-0 uga badiyeen dhiggooda Holland, ciyaarti kama daneysta aheyd

from VOA https://ift.tt/2Juz0W6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment