Sunday, July 7, 2019

Africa oo Yeelaneysa Soon Ganacsi oo Xor ah

Madaxda Africa ayaa maanta ku kulansan magaalada Niamey ee caasimadda dalka Niger, si ay ugu dhawaaqaan zoon ganacsi oo xor ah oo ka wada dhaxeeya dhamaan qaaradda Africa.

from VOA https://ift.tt/2YJtVQo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment