Sunday, July 7, 2019

Tartan Quran Aqris oo Lagu Qabtay Mineaplis

Tarntan quraan aqris ah oo ay soo qaban qaabiyeen culimo iyo waxgarad u badan Soomali oo ku nool magaalada Mineaplis ee gobolka Minesota ayaa xalay lagu qabtay magaalad minaplis. Tartankan ayaa waxaa ka qayb galay arday u badan Soomaali oo kala timid gobolka Maraykanka.

from VOA https://ift.tt/30dAtH4
via IFTTT

No comments:

Post a Comment