Wednesday, July 10, 2019

Safiirka Britain ee Washington oo Iscasiley

Safiirka Britain ee Mareykanka Kim Darroch ayaa maanta ku dhawaaqay inuu is casiley, islamarkaasina uu sheegey in ay adag tahay in uu sii wato shaqadiisa.

from VOA https://ift.tt/2S4VkcZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment