Turkiga ayaa maanta uga digey Mareykanka in uu qaado 'tallaabooyin qaldan' kadib markii wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ay sheegtay in ay cawaaqib xun ka dhalan doonto haddii Ankara ay ka soo iibsato Ruushka nidaamka gantaalada difaaca ee S-400.
from VOA https://ift.tt/2YLiFCW
via IFTTT
No comments:
Post a Comment