Ciidamada dalka Turkiga ayaa maanta xiray 11 askari oo la tuhunsan yahay inay weerareen hotel uu ku sugnaa madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan habeenkii uu dhacay afgambigii dhcisoobay ee dalkaas. from VOA http://ift.tt/2aCsvjs via IFTTT
No comments:
Post a Comment