Tuesday, August 9, 2016

Caqabadaha Haysta Cayaartoyda Soomaalida

Zamzam Maxamed Faraax oo kamid ahayd labo ciyaartooy oo sanadkii 2012-kii London uga qaybgalay ciyaarihii Olympic-ada aduunka ayaa ka hadashay caqabadaha haysta cayaartoyda Soomaalida.

from VOA http://ift.tt/2aIVzpZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment