Dowladda Turkiga ayaa maanta uga digtay Mareykanka in haddii aysan soo masaafurin wadaadka degan gobolka Pennsylvania ee Fathulleh Gulen, in taasi ay dhaawac xooggan gaarsiin doonto xiriirka labada dal. from VOA http://ift.tt/2aHkRkW via IFTTT
No comments:
Post a Comment