Wadaadka Turkish-ka ah ee fadhigiisu yahay Mareykanka Fethullah Gulen ayaa cambaareeyey waraaq amar oo lagu soo xirayo oo shalay laga soo saaray dalka Turkiga, ayada oo lagu eedeynayo inuu abaabulay afgambigii dhicisoobay ee dalkaas.
from VOA http://ift.tt/2azF3v8
via IFTTT
No comments:
Post a Comment