Maxkamad ku taala magaalada London ayaa xabsi daa'in ku riday Muxuyadiin Mire oo ah Soomaali 30 jir ah oo sanadkii hore weerar toori ah ku qaaday mid ka mid ah xarumaha tareenada laga raaco ee London. from VOA http://ift.tt/2aZHCCC via IFTTT
No comments:
Post a Comment