Maxkamad ku taalla magaalada Istanbul ayaa maanta soo saartay amar lagu soo xirayo wadaadka fadhigiisu yahay Mareykanka ee Fethullah Gulen, kaasi oo dolwadda ay ku eedeysay inuu ka dambeeyey afgambigii dhicisoobay ee dalkaas.
from VOA http://ift.tt/2aG9drE
via IFTTT
No comments:
Post a Comment