Friday, August 5, 2016

Wareysi Gaas: Doorashada Dib Ayey u Dhacday

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa idaacadda VOA usheegay in dib loo dhigay doorashadii Madaxda Soomaaliya iyo hay'adaha dawlaiga ah ugu yaraan laba bilood oo kale.

from VOA http://ift.tt/2aU7SAK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment