Xaaladda abaaraha ka jira Somaliland ayaa kasii dareysa, iyada oo gobolka Sanaag laga soo sheegayo inay ku dhinteen illaa 25 qof, sida uu VOA u xaqiijiyey guddoomiyaha gobolka Sanaag. from VOA http://ift.tt/2moSnHi via IFTTT
No comments:
Post a Comment